Ra’isul Wasaare Jean Castix oo baaritaan ka dib laga helay cudurka Coronavirus

Ra’iisul wasaaraha Faransiiska Jean Castix ayaa laga helay fayraska Corona, sidaas darteena uu gali doono xaalad karantiil ah tobanka maalmood ee soo socda. Ra’iisul Wasaare Jean Castix,  oo  hadda 56 sano jir ah ayaa la caddeeyay inuu haleelay Xanuunka Corona Virus, isaga oo horay u qaatay tallaalka ka hortagga xanuunkan. Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, ayuu … Continue reading Ra’isul Wasaare Jean Castix oo baaritaan ka dib laga helay cudurka Coronavirus